"ld colleysasho."
Wadaag:
ld colleysasho.
m.l
Cid la colloobid.
f.g3
-stay, -satay
eeg colleyso. ld colleysad, colleysi.
m.f.dh
ld ilaysasho.
ld acuudu-billaysasho.
ld bileysasho.
ld cageysasho.
ld leyleysasho.
ld jimleysasho.
ld miilaysasho.
ld guuleysasho.
ld rableysasho.
ld qibleysasho.
ld ilaaleysasho.
ld cararsasho.
Eeg leyleysad
Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira.
Oodkac. ld coldhob, locob.
m.dh
Dareen nacayb iyo isdiidmo ku jira oo laba qof ama ka badan isu hayaan.