Qeexid
"Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira."
Qeexid Xigta
Oodkac. ld coldhob, locob.
"Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira."
Oodkac. ld coldhob, locob.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid.
f.mg1
Wadaag:
(-bo, m.l) Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.
m.dh
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hubeysan.
Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.
(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
m.l
Wadaag: