Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid."
"(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid."
Wadaag:
Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira.
Oodkac. ld coldhob, locob.
m.dh
Wadaag:
(-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
f.g1
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hubeysan.
Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.
(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
m.l
Wadaag: