[-iyay, -isay]
coobbakar yay
coobbakar say
"Awr iwm coobbada aad buurid."
Wadaag:
eeg coobbakari.
m.f.dh
eeg coobbee.
(-bayaal, m.l/dh) Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo.
m.l
Cune buurid (awr).
f.mg2
-beeyay, -baysay
C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.
(-rro, m.dh) Nin fil weyn oo xoog leh.
Coobil ahaansho.
m.dh