Qeexid
"(-bayaal, m.l/dh) Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo."
"(-bayaal, m.l/dh) Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo."
Wadaag:
C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.
m.l
Wadaag:
Awr iwm coobbada aad buurid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh.
Gafuurka shimbiraha.
m.l
Wadaag:
Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Dab, webi, bad iwm agtooda.
m.l
Wadaag:
Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m.dh
Wadaag: