Qeexid
"(-rro m.dh) Lab libaax ama daanyeer, duq ah oo leh bulbul badan."
"(-rro m.dh) Lab libaax ama daanyeer, duq ah oo leh bulbul badan."
Wadaag:
(-ro, m.l) Magac aan qof kiisii runta ahaa ahayn; naanays.
m.dh
Wadaag:
Nooc shimbir biyoodka ka mid ah, midab cad oo koox u socota.
Cantallay; xuur.
Feerta geela meesheeda ugu dambeysa ee leh hilib jilicsan iyo baruur. 4. Inan yar oo aan weli timihii loo dabin.
m.dh
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag: