Qeexid
"(-oobay, -oowday; -oobi) Gabar, wax da' weyn oo la guursan waayey noqosho."
"(-oobay, -oowday; -oobi) Gabar, wax da' weyn oo la guursan waayey noqosho."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax agoon ah noqosho (ilmo). ldagoomow, agoontow.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo m.dh) Nooc haadka hilibka cuna ka mid ah, xoog badan leh, gorgorkana ka yar. ld coomaadde.
m.l
Wadaag:
Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m.dh
Wadaag:
Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Dab, webi, bad iwm agtooda.
m.l
Wadaag: