Qeexid
"Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan."
Qeexid Xigta
Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
"Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan."
Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
Wadaag:
Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Dab, webi, bad iwm agtooda.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
m.l.u
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2.
f.mg1
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar dhulka ku faalala oo leh laamo dhudhuuban, caleemo yaryar iyo buruq biyo badan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Gabar, wax da' weyn oo la guursan waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.
m.l
Wadaag: