Qeexid
Qof aad u dabeecad xun.
Qof aad u dabeecad xun.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Cooraaf ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jactad ku dhaca jirka nafleyda oo uu keeno qabow ama jirro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Jir nafley, jactad ku dhicid qabow ama jirro darteed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Neef ido ah dheddig oo laf yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye.
Qeexid Xigta: Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cid sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg coorcoor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dhibaato weyn la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato aad u weyn; rafaad.
Qeexid Xigta: Barsaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Nafley xasuuqid.
Qeexid Xigta: Dad khasab ku ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maal; hanti.
Qeexid Xigta: Xoolaha la dhaqdo. ld cuud1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Qeexid Xigta: Dab, webi, bad iwm agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Qeexid Xigta: Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood.
Qeexid Xigta: Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Timo aad u baxay oo aan laga shaqayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax coorcoor yeeshay ahaansho (jir nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg coorcoorsan. ld coorcoorsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld coorcoor sanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]