Qeexid
"eeg coorcoorsan. ld coorcoorsanaansho."
"eeg coorcoorsan. ld coorcoorsanaansho."
Wadaag:
Wax coorcoor yeeshay ahaansho (jir nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg foororsan. ld foorarsanaan, foorarsanaansho, foororsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Jir nafley, jactad ku dhicid qabow ama jirro darteed.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Jactad ku dhaca jirka nafleyda oo uu keeno qabow ama jirro.
m.l
Wadaag:
eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan
m.f.dh
Wadaag: