"eeg cubo. ld cugasho."
Wadaag:
eeg cululubo. ld cululubad.
m.f.dh
ld cubasho
m.dh
eeg cabo2.
eeg curo.
ld qubad2.
ld cunaqabatayn.
eeg cusko. ld cuskad.
eeg ruubo. ld ruubad.
eeg cuuro. ld cuurad.
eeg shubo.
(-ooyin, m.l) Mukulaal; dummad; yaanyuuro.
Cunto habeenkii la cuno.
Maalin.
eeg caloolduubo.
Dalool wax la cubay ahaansho.
Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan1.
f.mg1
Wax la cubay ahaansho.
Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
/dh ld cubnaan.
m.l
eeg shushubo.
eeg cuwaafo. ld cuwaafad.
eeg cusburo.
eeg dabuubo. ld dabuubad.