Qeexid
"Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge."
Qeexid Xigta
Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga
"Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge."
Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga
Wadaag:
ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf.
“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.
m.l
Wadaag:
Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: