Qeexid
"Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban."
[-bnaa, -bnayd]
cubcuban naa
cubcuban nayd
f.mg4"Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban."
Wadaag:
Dalool wax la cubay ahaansho.
Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax la cubay ahaansho.
Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge.
Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga
m.l
Wadaag:
eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf.
“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.
m.l
Wadaag: