Qeexid
"ld cugmid."
"ld cugmid."
Wadaag:
cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Wadaag:
ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf.
“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.
m.l
Wadaag:
Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: