Qeexid
"Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya."
Qeexid Xigta
ld cubtamid. ld cugtan1.
"Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya."
ld cubtamid. ld cugtan1.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan2.
f.mg1
Wadaag:
Dalool wax la cubay ahaansho.
Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan1.
f.mg1
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m.l
Wadaag:
Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
m.l
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf.
“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.
m.l
Wadaag:
Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: