Qeexid
"ld cubcub1."
"ld cubcub1."
Wadaag:
ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf.
“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.
m.l
Wadaag:
Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge.
Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga
m.l
Wadaag:
Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: