Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) ld ciddabbax2."
"(-xay, -xday; -bixi) ld ciddabbax2."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax2.
f.mg1
Wadaag:
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag:
cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
Wadaag:
C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax1.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Barada lagu koray ka bixid; barakac.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: