Qeexid
"Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin."
"Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin."
Wadaag:
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
Wadaag:
Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.
m.l
Wadaag:
Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: