Qeexid
"cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah."
"cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah."
Wadaag:
Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay.
Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.
m.l
Wadaag:
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.
m.l
Wadaag:
Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.
m.dh
Wadaag: