Qeexid
"(-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm."
"(-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm."
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas si kadis ah uma bilowdo. Ereygu waxba kama sheegayo khatarta cudurka.
m.l
Wadaag:
cudurrada galmada (C.G.) m.dh (daaw.) (C.G.) Cudur kasta oo la isugu gudbiyo galmada ama isutagga ragga iyo dumarka. C. g.du waxay ka koobanyihiin: eydiska, xabbadda (waraabow), jabtada, herbiska cawrada.
Wadaag:
(daaw.) Noole ka qaybqaata koritaanka jeermiga qaarkisa cudurrada keena.
m.l
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Saadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaanka iyadoo la tixraacayo aqoonta socodka cudurka oo horay loo lahaa, lana tixgelinayo caafi-maadka guud ee bukaanka, da'da iyo jin-siga bukaanka.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Aqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka, astaamaha cudurka iyo baaritaan sheybaar iyo raajo iwm.
m.l
Wadaag:
U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo waddan ama gobol gaar ah.
m.l
Wadaag:
Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
m.l
Wadaag:
Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: