Qeexid

"(-rro, m.dh) Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cudurdaar oo kali ah:
  • Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Somalia Max'ed Ibraahim Xaabsade oo ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in cudurdaar uu kaga yimid madaxda shirkadaha Daallo iyo Jubba.
  • Xukumadda PL xaq uma laha inay ciidan u dirto Baarlamaanka ayadoo cudurdaar laga dhigaayo in amaanka khal-khal lagaliyo.