Qeexid
"Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan."
[-naa, -nayd]
cukan aa
cukan ayd
f.mg4"Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan."
Wadaag:
eeg cukan. ld cokanaan, cokanaansho, cukanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Geed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laamo dhuudhuuban.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Harag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhudhunka iyo calaacashu meesha ay iska galaan; jalaqley.
m.l
Wadaag:
Wax la culay ahaansho. ld cugan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin.
Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
m.l
Wadaag: