Qeexid

"Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cul oo kali ah:
  • Dagaal Culus oo Saaka ka bilowday Degmada hurwaa una dhexeeya Ciidamada Itoobiyaanka iyo Ciidamada badiyaaba la dagaalama oo wali ka socda degmadaas.
  • Dagaaladaas oo ahaa kuwo aad u culus ayaa waxaa guulo ka sheegtay Al-shabaab iyadoo Afhayeenkooda uu sheegay inay khasaare ku gaarsiiyeen DF iyo AMISOM, balse wuxuu ka gaabsaday inuu ka hadlo khasaarihii kasoo gaaray dagaalka.