Qeexid
"Wax culaysin. ld culaabee."
[-iyay, -isay]
culaab yay
culaab say
f.g2"Wax culaysin. ld culaabee."
Wadaag:
Nafley yar oo biyaha balliyada ku dhex nool oo dixiriga la bah ah, oogo jilicsan iyo xubno leh, oo nuugta dhiigga nafleyda kale ee biyaha kula nool iyo dadkaba.
Gacanta meesha ay iska galaan calaacasha iyo dhudhunka.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Wax la culay ahaansho. ld cugan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qoryo geedo gaar ah laga jaray oo iyaga oo dab leh weelasha caanaha iyo biyaha lagu nadiifiyo. ld cugay.
m.l
Wadaag:
Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-syo, m.dh) (fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah culeyska walaxdaas. Culeyska walax waxa lagu helaa mg. taasoo culeysku ku xiran yahay hadba inta uu u jiro xuddunta dhulka. Waxa astaan u ah (w), halbeeguna waa niyuutan (N).
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
m.dh
Wadaag:
Xiddo weyn oo ballaaran.
Marada xiddadaas leh lafteeda.
m.dh
Wadaag:
Wax galab meel u kaxayn.
Marti is dhaafin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Cufka curiyaha ama iskudhiska ku darsami kara ama barabixin kara hal garaam oo haydarojiin ah (ama siddeed garaam oo ogsijiin ama 35.5 garaam oo koloriin) marka falgal kimikaad dhacayo. Culays-isudhiganku wuxu u taaganyahay “awoodda ku-darsamidda” ee walaxda.
m.l
Wadaag: