Qeexid

"Wax culays saarid; cuslayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga culaysi oo kali ah:
  • Sido kale cashuraha Telefishanadu ka qaadaan ciyaartoyga ayaa sii culaysiyay dhaqaalaha kooxo badan oo horeba xaaladoodu u cakirnayd.