Qeexid
Dad diinta Islaanka wax ka yaqaan, eeg caalin.
Dad diinta Islaanka wax ka yaqaan, eeg caalin.
magac / noun
Dheddig / feminine
wadar / plural
m.dh.w
Qeexid: eeg caalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cul. ld cugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -imtay, -immatay
Qeexid: Dhiiqo darteed la socon waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]