Qeexid

"eeg caalin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga culummo oo kali ah:
  • Xafladda lagu saxiixay qodobbadaan ayaa waxay ka dhacday Hotelka Masoor ee Magaalada Hargeysa iyadoo ay kasoo qaybgaleen culummo, waxgarad, xubnaha xisbiyada ka jira Somaliland iyo xubno kale oo magac leh.
  • Dagaalladii ka dhacay Muqdisho ee sababay dhimashada dad ka badan 80-qof iyo dhaawaca dad gaaraya 150-kale ayaa waxaa ka mid ahaa dadka lagu dilay culummo kuwaasoo qaarkood la gowracay.