Qeexid

"Calaacasha iyo dhudhunka meesha ay iska galaan oo jalaqleyda ah."

Qeexid Kale

Lafaha yaryar ee faraha iyo lugaha middood.

Qeexid Xigta

Cagta iyo kubka meesha ay iska galaan; anqaw.

Wadaag: