Qeexid
"(dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro."
"(dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro."
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Cimro gudasho. ld cimrayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m.l
Wadaag:
eeg cumrayso. ld cimraysad, cimraysasho, cimraysi, cumraysad, cumra
m.f.dh
Wadaag: