Qeexid
"(-qyo, m.dh) Hadal diidmo aan caddayni ku jirto."
"(-qyo, m.dh) Hadal diidmo aan caddayni ku jirto."
Wadaag:
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m.l
Wadaag:
Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan.
C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
m.dh
Wadaag: