Qeexid
"cumuqcumuqleyn cugo f.g3 ld cubo."
[-gtay, -gatay]
cumuqcumuqleyn tay
cumuqcumuqleyn atay
"cumuqcumuqleyn cugo f.g3 ld cubo."
Wadaag:
eeg cumuq cumuqlee. 155
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-leeyay, -leysay
Wadaag:
ld cumuqcumuqlee.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-lahaa, -lahayd
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Hadal diidmo aan caddayni ku jirto.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: