Qeexid
"cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir."
"cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m.l
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
(dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhudhunka iyo calaacashu meesha ay iska galaan; jalaqley.
m.l
Wadaag:
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.
m.l
Wadaag: