Qeexid

"C. ah: qof aad u cir weyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunaa oo kali ah:
  • Tusaale ahaan waxa ay dadku dadaal u sameeyaan inay naftooda badbaadiyaan sidaasaa aqalada loo dhistaa, gaadiidka loo raacaa, shaqada loogu kalahaa, dawadda loo cunaa iyadoo aanay taa macnaheedu ahayn in la baajin karayo Qadarka Ilaahay.
  • Haddii horay loo maqli jiray ri’ is nuugtay, maanta dunidaan yaabkeeda waxaa lagu hayaa dad ay damiirxumadoodu ugu dambeyntii gaarsiisay in ay hilibkoodii wax ka cunaan.