Qeexid

"eeg cunaqabatee. ld cunaqabad, cunaqabasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunaqabatayn oo kali ah:
  • La Taliyaha hogaamiyaha falastiin Nabiil Abu Radiina oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in aanay nabadi ka islaaxayn bariga dhexe ilaa Israa’iil lagu soo rogo cunaqabatayn iyo go’doomin.
  • Halka isra’el ay iyaduna dhankeeda ku celceliso in cunaqabataynta loo kordhiyo lana adkeeyo cadaadiska inay ka tanaasusho samaysiga Hubka Nucleerka.