Qeexid
"God, dab iwm ciid ku aasid."
"God, dab iwm ciid ku aasid."
Wadaag:
Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato. ld cunto.
m.dh
Wadaag:
Cunto quudasho.
Qaniinyo wax ku yeelid.
Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare.
Wax cuna; cunaa.
m.l
Wadaag:
Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
m.l
Wadaag:
Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah.
C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.
m.l
Wadaag:
Dhuun dheer, isku xirta afka iyo caloosha oo gasiinku sii maro markuu caloosha u socdo.
m.l
Wadaag: