Qeexid
"God, dab iwm duugmid."
"God, dab iwm duugmid."
Wadaag:
Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato. ld cunto.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
m.dh
Wadaag:
Haweeney aan caqli iyo waxtar lahayn ahaansho.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag:
Cunto quudasho.
Qaniinyo wax ku yeelid.
Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag: