Qeexid

"(canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunsur oo kali ah:
  • Jarmalka iyo Talyaaniga waxaa taladii u qabtey xisbiyo fashiisti ah oo cunsuriyad iyo talo-urursan ku dhisan.
  • : Cunsuriyiinta Ruushka oo Dilay 56 Qof Ajnebi ah Moscow (W.