Qeexid
"eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2)."
"eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2)."
Wadaag:
Cid si dhibaato weyn oo haysa ay uga baxdo u curraafayn ama Eebbe u baryid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof sixirka aad u yaqaan oo dadka wax ku yeela.
ld cunsurguurin.
m.l
Wadaag:
(canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.
m.l
Wadaag:
Carruur cunto afka ugu gurid.
Cid cunno cunaysa maaweelin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: