Qeexid

"eeg cuntee. ld cuntays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuntayn oo kali ah:
  • Goobtan oo la sheegay in ay tahay maqaaxi wax laga cuno waxa uu qaraxu ku soo beegmay waqti xilli-qade ah oo ay dad badani ku cuntaynayeen halkaasi.
  • Goobjoogayaal ayaa waxay sheegeen in maqaayad ay dad badan ku cuntaynayeen uu ku dhacay madfac ka mid ah kuwa dagaalkaas la isku dhaafsanayay, waxaana dadka ku dhintay maqaayadda ka mid ahaa laba cunug oo caseeyayaal ah.