Qeexid
"Cid cunto siin."
[-iiyay, -iisay]
cuntaysi iyay
cuntaysi isay
f.g2"Cid cunto siin."
Wadaag:
Wax caato ah ka dhigid.
Wax dallan ka dhigid. ld caatee.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Carruur cunto afka ugu gurid.
Cid cunno cunaysa maaweelin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid wax ka qadin.
Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Is c.: is daalin.
Ka c.: cid caro ku abuurid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Koox askar ah wada jira.
Wax isku xiran sida miraha cinabka iwm.
m.l
Wadaag:
C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan.
m.l.kh
Wadaag: