Qeexid
"Wax cunid."
[-teeyay, -taysay]
cunte eeyay
cunte aysay
f.g2"Wax cunid."
Wadaag:
Koox askar ah wada jira.
Wax isku xiran sida miraha cinabka iwm.
m.l
Wadaag:
Cunto quudasho.
Qaniinyo wax ku yeelid.
Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-teeyay, taysay) Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).
f.mg2
Wadaag:
Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare.
Wax cuna; cunaa.
m.l
Wadaag:
C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan.
m.l.kh
Wadaag:
Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato. ld cunto.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudur oo saameysa qaybta dheefshiidka gaar ahaan iyo 156
m.l
Wadaag: