Qeexid

"Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan."

Qeexid Xigta

C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine