Qeexid

"Meel ciriiri ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuqdad oo kali ah:
  • Tan kale hadduu ciil iyo cuqdado kala duwan qabo ma kala hilmaamayo ee wuxuu ku kala kaydsanayaa khaanadaha colaadeed oo uu calooshiisa ka dhex samaystay, mar kastana tuu doono ayuu soo furayaa.
  • Colaadaha iyo cuqdaduhu qofka xusuustiisa waxay ku sameeyaan nabarro iyo boogo ay dhici karto haddaanu iska daweyn inuu godka la galo.