Qeexid
"eeg caqli."
"eeg caqli."
Wadaag:
Wax in la helo rajo ka qabid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan.
C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
m.dh
Wadaag:
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: