Qeexid
"Wax in la helo rajo ka qabid."
[-leeyay, -laysay]
cuquule eeyay
cuquule aysay
f.g2"Wax in la helo rajo ka qabid."
Wadaag:
Badar cambuulo ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax miisan ku kordhin.
Arrin xalkeeda adkayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan.
C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
m.dh
Wadaag:
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: