Qeexid

"(-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curad oo kali ah:
  • Maxamed Cabdi Curad.
  • Guullane waa curadka suldaanka xijaabtay, wuxuuna sida wedkiisa u hubaa in mardhow loo caleema saari doono jagada uu aabihiis uga dhintay.