Qeexid
"(-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad."
"(-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad."
Wadaag:
/dh (-gayaal, m.l/dh) Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadka. ld curadxigeen.
m.l
Wadaag:
Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan.
Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.
m.dh
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).
f.mg1
Wadaag:
Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa.
Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
curi curi f.g2 Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.
-iyay, -isay
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag: