Qeexid Xigta
Neef xoolo ah oo da' ama ka badan dhalay. ld corad.
Neef xoolo ah oo da' ama ka badan dhalay. ld corad.
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
m.l
Wadaag:
/dh (-gayaal, m.l/dh) Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadka. ld curadxigeen.
m.l
Wadaag:
Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan.
Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.
m.dh
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).
f.mg1
Wadaag:
Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.
m.dh
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
curi curi f.g2 Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.
m.dh
Wadaag: