Qeexid
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax neeftu ku xirantay noqosho (san)."
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax neeftu ku xirantay noqosho (san)."
Wadaag:
Wax la cuuray ahaansho (weel).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof labada lugood beelid.
f.mg1
Wadaag:
Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan.
Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
f.g1
Wadaag:
Wax la cubay ahaansho.
Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.
Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).
Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho. 4. Halxiraale wax, la fasiray ahaansho. 5. Haweeney wax la dalaaqay ahaansho. 6. Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho. 7. Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
m.l
Wadaag:
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan2.
f.mg1
Wadaag:
Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: