Qeexid
"Dhudhun wax ku cabbirid."
[-iyay, -isay]
curcur yay
curcur say
f.g2"Dhudhun wax ku cabbirid."
Wadaag:
curi curi f.g2 Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.
-iyay, -isay
Wadaag:
Meesha ay dhudhunka iyo calaacasha iska galaan.
Lafta dheer oo gacanta ee u dhexeysa suxulka iyo jalaqleyda.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay.
(-syo, m.dh) Curiye kiimikaad.
ld curin.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m.l
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (kiim.) Walaxda aan loo sii kala bixin karin walxo ka sii fudud asal haan. Atammada curiyuhu waxay dhammaantood leeyihiin tiro borotoon oo isku mid ah iyo weliba tiro isku mid ah oo elektaroon, taas oo jaangoysa firfircoonaanta kimikaad. Curiyayaasha, dabiici ahaan, laga helo dhulku waa ilaa 92.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (nax.) Erey guud oo tilmaama xubin ka mid ah xubnaha uu shay ka koobanyahay, sida erey oo ah xubin ka mid ah weerta ama dibkabe oo ah xubin ka tirsan ereyga.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.157
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.157
m.l
Wadaag: